September 20, 2012 | Posted by admin

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA
MUKTAR AHMED MOHAMUD “KATIITOW”
COMMENTS
  1. Asc ugu horeeyn halkan waxaa kaslamayaa bahda warbaahinta webka oo ugu horeya dugur news mr katiitow salaan. Sare eebow fikir kaayga ku aadan waxqabatka laga sugaayo iyo taakeeraha madaxweynaha cusub oo sii gordheeso waxan maanka kuwada haayna mudadii dheraayd ee dagaalada aan somarnay marka rajadu waay wanaagsantahay inkasto oo aay udhicin sidii lorabay marka waxba kama hor dhacaayno madaxweynaha cusub waxqabadkiisa ayaanu kawar sugaayna wabilaahi towfiiq asc