January 12, 2018 | Posted by admin

Waxaa Gibi ahaan La xiray Suuqa Bakaaraha Saldhigii uu kalahaa Boliiska Soomaaliya Sida ay inoo xaqeejiyeen Saraakiil Ka Tirsan Boliiska Soomaaliya.

La shaacin Sababta Keentay in albaabada La isugu dhufto Saldhigii Kumeel Gaarka ahaa ee Boliiska Soomaaliya uu Ku lahaa Saylada Ganacsiga ugu Weyn soomaaliya ee Bakaaraha.

” Sidoo Kale Waxaa Xilkii Laga Qaaday Taliyihii saldhiga Boliiska Degmada shibis ee Gobalka Banaadir Gashanle xabad Raage habarwaa¬† , waxaana xilkaasi loo magacabay Laba xidigle Cali xasan Axmed .

Lama Faah faahin sabata Asna Xilka Looga Qaaday Taliyaha Laakiin Waxaa La Hadal Hayaa in ay tahay Sababta, Faah Faahin uu Ka Bixiyay Howlgallo ay Ciidanada NISA ka sameeyeen dhawaan degmada Shibis.

COMMENTS