March 21, 2017 | Posted by admin

Wararka ka imaanaya Soomaaliland ayaa sheegaya in Roobab lagu diirsaday ay ka da’een Magaalooyinka Soomaaliland sida Boorama iyo Hargeysa.

Roobabka ayaa ahaa kuwa ay ku qaboow sadeen dadka iyo Duunyada ku dhaqan qaybo ka mid ah Magaalooyinka Hargaysa Iyo Boorama.

Dadka deegaanka ayaa inoo sheegaya in Roobabkaasi ay ahaayeen kuwa aad dadku ay ugu diirsadeen waxa uuna ku soo beegmay Xili amaara Xoogan ay ka jireen Qaybo ka mid ah Deegaanada soomaaliland.

Shacabka Burca iyo Hargaysa ayaa sheegaya in Xiligaan ay Dareemayaan Neecaaw aad u qaboow oo ku saabsan Roobabka Halkaasi ka da’ay.

Maxamed Daacad Muqdisho.
[email protected].

COMMENTS