April 28, 2017 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya xalay waxaa si xooli ah uga da.ay Roobaab aad u xoogan kuwaas oo dadku ay ku diiraadeen.

Roobabakaan ayaa da”ay xili loo baahnaa waxaana jirta in Abaaraha dalka ka jira ay si wayn usaameeyeen Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Roobab aad u xoogan ayaa Xalay saqdii dhaxe Ka da.ay Muqdisho kwaas oo Biya badan dhigay Wadooyinka waa wayn ee Muqdisho.

Dhanka kale Gobalada dalka Soomaaliya ayaa si la mid ah ay shalay Xalay ilaa iyo Saaka uga da.een Roobabka Goobaha la tilmaami karo waxaa ka mid ah Galkacayo oo Roobabku ay Xooganayeen Degmada Galcad oo la sheegay in shalay Roobab aad uxoogan ay ka da.een.

Raxmada alle ayaa ah mid aan marnaba laga quusan waxaana dadka iyo Duunyada ku diirsaday Raxmada alle ay ubaahnaayeen Qaboowga alle.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

 

COMMENTS