May 24, 2017 | Posted by admin

Raysul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa Maanta Booqasho Ku tagaya Beladoogle.

Safarka uu Ku tegayo Beladoogle waxaa lagu micneeyay in uu Tababar usoo xiri doono Ciidamo kumaan doos ah oo qayb ka noqon doona Amniga Dalka.

Ciidamadaan ayaa LA sheegay in ay yihiin kuwa Komaan doos ah oo mudo Tababar mudo Qaadanayay.

Lama oga Safarka Xasan Cali khayre in uuhalkaasi Ku tegi doono Safar cirka ah iyo dhulka intaba.

Maxamed daacad Muqdisho.
[email protected]

COMMENTS