December 6, 2016 | Posted by admin

Doorashada aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Muqdisho ee lagu dooranayo xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland

Kursgii ugu horeeyay ee Beelaha gobolada Waqooyi  waxaa ku guuleystay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte Qaalib oo helay  47 cod, halka Axmed Ismaaciil Xuseen oo la tartamayay uu helay 4 cod oo kaliya.

Doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland ayaa lagu waddaa in ay sii socoto maalmaha Soo aadan tan iyo inta laga dhameystirayo xildhibaanada.

Maxamed Daacad Muqdisho.

COMMENTS