November 18, 2012 | Posted by admin

INAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJECUUN

Inta badan jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku kala dhaqan dunida dacaladeeda, gaar ahaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota (USA) waxay tacsi heer qaran ah u direysaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee gudoomiyihii hore ee gobalka banaadir ahaana duqii magaalda Muqdishu Marxuun: Maxamed Cumar Xabeed (Mohamed Dheere) oo ku geeriyooday caasimmada Soomaaliya ee Muqdisho taariikhdu markey aheyd November 15, 2012.

Waxaana si heer qaran ah loogu aasay Qabuuraha reer Sheekh Suufi oo ku yaal agagaarka madaxtooyada Soomaaliya “Villa Somaliya” ee degmada Warta Nabada (Ex- Wardhiigley) taariikhdu markey aheyd Jimco November 16th, 2012.

Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan in uu Marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qoyskiisii, qaraabadiisii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin..Aamiin..Aamiin.

Waxaa tacsi gaar ahaneyd diraaya mas’uuliyiinta uu magacoodu hoos ku tixan yahay oo kala ah:-

  1. Gen. Cismaan Sheekh Cali ( Bad-maceeye) iyo xaaskiisa
  2. Ex- Wasiir Dr. Aweys Xaaji Yusuf iyo Xaaskiisa
  3. Ex- Xildhibaan Max’uud Geedi Aw Hilowle iyo xaaskiisa
  4. Prof. Max”uud Cali (Tuuryare) iyo carruurtiisa
  5. Prof. Nuur Cali Gacal iyo xaaskiisa
  6. Prof. Cali Jimcaale Ahmed iyo xaaskiisa
  7. Prof. Xasan Max’uud Sebriya iyo xaaskiisa
  8. Sheekh Cali Xuseen ( Jaras) iyo xaaskiisa
  9. Sheekh Cabdullahi Max’ed Xasan iyo xaaskiisa
  10. Sheekh Max’uud Sh. Cabdi Sh. Ahmed ( Roorow) iyo carruurtiisa
  11. Sheekh Xasan Cali Calasow iyo Xaaskiisa
  12. Sheekh Max’uud Jaysaani iyo Xaaskiisa
  13. Sheekh Muuse Sheekh
  14. Sheekh Cali Hilowle iyo Xaaskiisa
  15. Sheekh Cali Muuse iyo Xaaskiisa
  16. Macallim Ahmed Buraale iyo Caruurtiisa
  17. Macallim Faraweyne iyo Carruurtiisa
  18. Macallim Ciise iyo Xaaskiisa
  19. Macallim C/rahman Maxamuud iyo Carruurtiisa
  20. Macaalim Siyaad iyo Carruurtiisa
  21. Nabaddoon Xaaji Xuseen Jimcaale iyo Xaaskiisa
  22. Nabaddoon Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa
  23. Abdulle Xasan Nuurrow iyo Carruurtiisa
  24. Islaw Axmed Islaw iyo Carruurtiisa
  25. Islaw Asad Islaw Max’uud iyo Xaaskiisa
  26. Boqor Xaaji Max’uud ( Ayrish) iyo Xaaskiisa
  27. Islaan Xaaji C/salam Jamac iyo Xaaskiisa
  28. Garaad Haamud M. Jamac iyo Xaaskiisa
  29. Cismaan Max’ed Shekkh iyo Xaaskiisa
  30. Cumar Aw Rooble Xasan iyo Xaaskiisa
  31. Nabaddon Abdi Yusuf iyo Carruurtiisa
  32. C/llahi Cali Calasow ( Madaxey B.)
  33. Xuseen Gaamiir iyo Carruurtiisa
  34. Max’ed Cumar Karaani iyo Xaaskiisa
  35. Ahmed Dhac Dhacow iyo Xaaskiisa
  36. Xaaji Xuseen Caadle iyo Xaaskiisa
  37. Muxudiin Xaaji Cali Colow iyo Xaaskiisa
  38. C/llahi Xaaji Cumar iyo Xaaskiisa
  39. Xaaji C/llahi Xaaji Max’ed iyo Xaaskiisa
  40. X. Max’uud X. M. Sh. Axmed (Roorow)iyo Xaaskiisa
  41. C/salam iyo Xaaskiis
  42. C/llahi Xasan Macow ( Shido) iyo Xaaskiisa
  43. Eng. A/qadir ( Shig Shigow iyo Carruurtiisa
  44. Bashiir Xaaji Imaan iyo Xaaskiisa
  45. Wariye Mukhtaar Katiitow iyo Carrurtiisa
  46. Mas’uud Sh. Caamir iyo Xaaskiisa
  47. Cumar Sheekh CalI IYO Xaaskiisa
  48. C/llahi Muxudiin iyo Xaaskiisa
  49. Xaaji Daahir Siyaad iyo Carruurtiisa
  50. Xaaji Saalax Max’ed iyo Xaaskiisa
  51. Xaaji C/llahi Calasow iyo Carruurtiisa
  52. Cawaale Geeddi Raage iyo Xaaskiisa
  53. Xaaji Carreeye iyo Carruurtiisa
  54. Caddaawe iyo Xaaskiisa
  55. Saciid Max’ed Xasan iyo Xaaskiisa
  56. Cumar Yusuf Nur iyo Xaaskiisa
  57. Xaaji Jaylaani iyo Xaaskiisa
  58. Xaaji Muuse Kulow iyo Carruurtiisa
  59. C/qani Maxamed Cali iyo Xaaskiisa
  60. Abshir Sharafle iyo Xaaskiisa
  61. Ciise Shig Shigow iyo Xaaskiisa
  62. Axmed Sugule iyo Xaaskiisa
  63. Cali Quuste iyo Carruurtiisa
  64. Caydiid iyo Xaaskiisa
  65. Axmed Nuur Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa
  66. Cali Ciise Axmed
  67. Cabbas iyo Xaaskiisa
  68. Yasiin Ali Hoosh iyo Carruurtiisa
  69. Shariif Hayi iyo Xasskiisa
  70. Maamulka (RSTV)
  71. Maamulka ( www. duhur.com)

Qore: Ahmed Shutul
Xoghayaha Guud ee Naadiga LSAS.
Waqooyiga Ameerika
[email protected]

COMMENTS