October 10, 2017 | Posted by admin

 

Shirka Kismaanyo Kaga soconaya Xubnaha Maamulk Gobaleedyada ayaa Looga Hadlayaa Arima Dhoowr ah Waxaana La sugayaa Dhawaan in Lagu dhawaaqo Warmurtiyadeed.

Qodoba Hor dhac ah ayaa Soo baxaya Oo loo Arko in ay meel Durayaan.

1. In la aasaaso Golaha Maamul Goboleedyada oo ka madax bannaan dowladda dhexe.
2. Maamulka Golahaas uu wareegto noqdo, term koowaadna loo doorto Shariif Xasan Shiiq Aadan .
3. In ay sameystaan Xoghaye uu madax u yahay Cabdi Cali Raage.
4. In maamul goboleedyada ay u midoobaan sidii ay awood ugu yeelan lahaayeen siyaasadda arrimaha dibadda, ciidamada, heshiisyada iyo awood qeybsiga.

In Dowlada Soomaaliya ay Doonayso in isbedel lagu sameeyo Xubnaha golaha Wasiirada soomaaliya oo Laga Yaabo in ay saameeyso Ra”isul Wasaare Khayre.

Waxaa Loo arkaa Shirkaan in uu yahay Mid Dhibaata Ku ah Dowlada Soomaaliya, Si Maamul Gobaleedyada Qaar Kood ay u Helaan Awood Hor leh.

 

Waxana maal gelinaya Dawlada Shisheye oo raba in danahooda ka fushadaan Gobolada Dalka iyagoo aan lala xisaabtamin.

Qodobada WarSaxaafadeedka ayaa Lagu shaacin doonaa Kuwa Dhax-dhaxaadin doona Dowlada Dhaxe iyo Maamul Gobaleedyada.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS