August 20, 2016 | Posted by admin

Golaha Ammaanka ee QM ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya oo ay dhowaan soo saareen xubnaha madasha qaranka.

Warbixin ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay dib u dhaceen muddo laba bilood oo hor leh.

Doorashooyinka oo lagu waday inay dhacaan inta ka horeysa tobanka bisha September ayaa hadda la filayaa inay ku dhacaan illaa 30-ka bisha October ee sanadkan.

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

MUKTAR KATIITOW

COMMENTS