September 16, 2017 | Posted by admin

Qeybtii Hore ee Tirinta Codadka ayaa Soo idlaatay Natiijada Wareega hore Waxa horkacayo
Musharax Maxamed Cabdi Waare 45
Daahir Cabdulle Cawaale 20
Cabdi Faarax laqanyo 6
C/naasir shirwac 6
Ing C/kariin Cali Nuur 2
Yuusuf Dabageed 1
Maxamed Caruush diroow 0
C/raxmaan Xuseen Cadow 0

Waxaana Tanasulay Cabdi Faarax laqanyo oo helay 6 cod iyo
C/naasir shirwac oo asna helay 6 cod.

COMMENTS