September 17, 2017 | Posted by admin

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo lagu doortay Shalay Magaalada Jowhar.

Qaramada Midoobey waxa ay sheegtay in Madaxweynaha cusub laga doonaayo in uu waxbadan ka qabto xaaladda cakiran ee degaanada maamulka Hirshabeelle.

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday in dhammaan dhinacyadda kunool Hirshabeelle in ay aqbalaan Natiijadii uu kusoo baxay Maxamed Cabdi Waare.

COMMENTS