October 23, 2016 | Posted by admin

Muwaadiniin udhashay dalalka Danmark iyo germany ayaa la sheegayaa in ay isaga baxeen deegaanada soomaaliland sida aan wararka ku helnay.

ila wareedyo Ku sugan soomaaliland ayaa sheegaya in xiligaan ay go’aan sadeen in ay isaga baxaan dhulka soomaaliland  ay ka arimiso.

Sababta dadkaan ay go’aanka ku gaareen ayaana la ogeen hasa yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in Dalalka ay ka soo jeedaan ay ka heleen digniino ku aadan dhanka amniga.

Lama oga sababta Muwaadiniintaasi udhashay Dalalka Danmark iyo Germany ay Muwaadiniintooda ay ugu baaqeen In soomaaliland isaga baxaan.

Maxamed daacad Muqdisho.

 

COMMENTS