January 9, 2017 | Posted by admin

bashiir-raage

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay jiraan Xubna utartamayay xilka Madaxtinimada dalka soomaaliya oo Ka Tanasulaya Xilka Ugu sareeya ee ah Madaxtinimada dalka.

Ilaa iyo dhowr Musharax ayaa utaagan xilka Madaxwaynaha soomaaliya waxaana Hada wararka aan Helnaya ka mid ah in uu ka Tanaasulayo Bashiir Raage Shiiraar Loolanka adag.

Sababta ayaa lagu sheegay in ay Tahay Loo lanka oo aad u adag sanadkaan oo ay ku tartamayaan Dad xilal soo qabtay iyo Kuwa kale oo Ganacsate ah.

Dadka ugu Cad cad ayaa waxaa ka mid ah.

Madaxwayne Xasan shiikh.

Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,

Jabriil ibraahim Cabdulle.

Cabdullaahi Cali xasan.

Cadoow Cali Gees.

Cumar Cabdi Rashiid.

Siciid Dani.

Cali ameerica,

Faroole.

Shariif xasan shiikh aadan.

Dr Cabdi Naasir.

Cosoble .

Iyo Kuwa kale oo aad ufara badan waxaana la sheegay in Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar ay u adag tahay Tartankaan sida ay inoo sheegeen Ila ka ag dhaw.

Bashiir Raage Shiiraar ayaa si wayn looga yaqaanaa Soomaaliya.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS