August 7, 2017 | Posted by admin

Waxaa xiligaan Muran xoogan uu ka Taagan yahay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Soomaaliland Xildhibaan Baashi oo shalay Lagu doortay Magaalada Hargaysa.

Doorashadaas waxaa la sheegay in ay aheed mid isku dhaw oo Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliland uu ku soo baxay.

Gudoomiyihii Laga Guulaystay ayaa ka dib shaaciyay in uusan ku qanac saneen Doorashada iyo Codadka looga guulaystay.

Hadaba  Faysal cali waraabe oo Ka hadlay Khilaafkaas  ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay arinkaas.

Halkaan Ka Daawo.

//youtu.be/q3YviEDTdDw?t=11

COMMENTS