June 21, 2015 | Posted by admin

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gaadhi miinaysan lagu weeraray goob ay ku tababartaan ciidamada nabadsugidda ee Soomaaliya.

Dad ka agdhow goobta weerarku ka socdo ayaa sheegaya inay maqlayaan rasaas xooggan oo dhacaysa.

Wixii faahfaahina ee arrintaas ka soo kordha dib ayaan idinkala socodsiin doonnaa.​

COMMENTS