October 12, 2017 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho waxaa si wayn uga socda Barnaamij loogu Magac deray Kobcinta Haweenka Gobalka Banadir Kaas oo lagu soo bandhigi doono Hidaha iyo Dhaqanka oo soomaaliya ay caanka ku aheed.

Degmooyinka Gobalka Banaadir Haween kala duwan oo ka kala yimid ayaa Maanta soo bandhigi doona Dhaqanka waxaana qayb ka ah Farshaxanka,

Maamulka gobalka banaadir ayaa Qorsheenaya in Maanta iyo Maalinta Jimcaha ah aqalka Dowlada Hoose, si rasmi ah Loogu soo bandhigo Hidaha Iyo dhaqanka.

Warbaahinta soomaalida ayaa si wayn u tebin doonta Barnaamijkaa Lagu weneenayo Hidaha iyo dhaqanka,

Waxaa jiri doona in Halkaas lagu kala iibsan doono Dhaqanka Halkaas lagu soo bandhigayo,

 

COMMENTS