September 24, 2012 | Posted by admin

Xafladan ayaa waxay ahayd xaflad taariikhi ah oo dhamaan shacabka Gobolka Minnesota dhamaantood si wadajir ah uga soo qaybgaleen.

Xafladii ugu horeysay ayaa ka dhacday Magaalada Rochester, MN isla usbuuc gudihiisa ayay ka dhacday tii 2-AAD caasimada Gobolka Minnesota ee Minneapolis.

Dhanka kale, Waxaan qadka telefoonka uga qaybgalay M/weynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof. Hassan Sheikh Mohamud iyadoo halkaasi lagu soo gabgabeeyay heeso wadani, Buraanbur, shirib isugu jira oo cusub kuwaasoo loogu talagalay hambalyada M/weynaha iyo Gudoomiyaha B/Lamaanka Federalka Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO XAFLADAHA MINNESOTA OO KA BAXAY UNIVERSAL TV DAQIIQADAHA U DANBEYA

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA
MUKTAR KATIITOW

COMMENTS