May 5, 2016 | Posted by daacad yare

Godoomiyaha maxkamada sare ee maamulka koonfur galbeed Sheekh Axmed Cabdulahi Xuseen aya sheegay in cabashooyin badan in ay ka soo garaan bulshada ku dhaqan koonfur galbeed taasi oo  ku aadan dacwadaha muqdhisho lagu qaado,

waxa uu sheegay gudoomiyaha maanta ka bilaabato dacwad lagu soo qaaday mudisho in ay ka shaqey doonin halka uu ka arimo maamulkooda ee koofur galbeed,

Godoomiye Shekh Axmed ayaa sheegay in labo todobaad kadib in lafuri doono xarumaha ay ku shaqey nayaan Golaha adeega Garsoorka ee maamulka koofur galbeed, ku waasi oo qaadi doono kiisaska dacwadaha

Dhageyso Godoomiyaha maxkamada

Z0000292

COMMENTS