January 11, 2017 | Posted by admin

Maxamed shiikh cismaan jawaari oo horay u ahaa gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya ayaa ku guulaystay xilka gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya.

Jawaari ayaa helay codad dhan 41 cod waxa uuna ka guulaystay sadax Musharax waxaana ka mid ahaa c fitaax geesay oo helay 17 cod

Idiris xabdi dhaqtar oo asna helay 2 cod.

C rashiid maxamed xidig ayaa helay codad dhan 97 cod.

Halka jawaari oo ku guulaystay xillaan uu helay codad aad ufara baan oo gaaray dhowr iyo afartan cod.

 Maxamed daacad muqdisho.
COMMENTS