September 16, 2017 | Posted by admin

Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdi waare oo ku guulaystay Doorashada  Madaxtinimada Hirshabeelle.

Goor dhaw Doorashadii Xildhibaanada ay ku dooranayeen Madaxwaynaha hirshabeelle ayaa la soo gaba gabeeyay, Waxaana Guulaystay Maxamed Cabdi waare

Codadka ayaa Hada la Tirinayaa Waxaana la filayaa in goor dhaw lagu dhawaaqo, inkastoo Codadka Hada uu Hogaaminayo Waare, Hadana waxaa Hoolka ka socota Dabaal degyo ay wadaan Xildhibaanada Hirshabeelle.

COMMENTS