February 3, 2011 | Posted by admin

Marxuum Aadan Hillowle Maalin (Aadan Qarabax) oo maanta 2/2/2011 lagu dilay Dalka Kenya Magaalada Eastlight, Nairobi.

Dhamaan waxaan halkan tacsi gaar ahaaneed u diraynaa Marxuum Adan Hilowle Maalin (Adan Qarabax) xaaskiisa uu ka geeriyooday Raxmo Cibaar iyo caruurtiisa waxaan leenahay illaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo marxuumkas, isagana waxaan leenahay illaahay haka waraabiyo Janatul Fardowso iyadoo marxumkas gacan ka gardaran dishay…………illaahow janada ka waraabi Marxuum Adan Hilowle Maalin

waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya dadka magacyadoodu hoos ku tixan yihiin:-

1.   Mohamed Hussein ( Sharre)
2. Guddoomiye Mohamoud Hassan Ali Gabow ( Cadde)
3. Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
4. Prof. Nur Ali ga’al
5. Abdullahi Sheik Ibrahim Casir (Caseer)
6. Islaw Ahmed Islaw
7. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
8.  Daud Noor Adde
9. Eng. A/qadir Omar Ahmed ( Shig-shigow)
10.  Omar Mohamed Kulmie

11. Macallim Ahmed  Mohamed Hassan ( Boraale)
12. Ali Haji Iimaan
13. Mas’uud Sheikh Amir
14. A/llahi Muhudiin
15. Dr. Ahmed Haaji Osman (Askari)
16. Saleh Mohamed
17. Dahir Siyad Damey
18. Ahmed Shutul
19. G/Sare-Dr.Mohamud Qadi Gacney

20. Dr. Abdi Muuse Maxaay
21. A/llahi Ali Alassow
22. Mohamed Omar Karaani
23. Dr. Omar Sheik Ali Xafuun
24. Sheikh Ali Hilowle
25. Prof. Mohamoud  Ali ( Prof. Turyare)

26. Ismail Abduker Abdulle
27.Abdullahi Calasow Casir
28. Omar Aw Roble
29. Isse Moalin Hassan Gacal
30. Hagi Mohamoud Moh’ed Sheikh
31. Haji Ali Hilowle Gacal  �
32. Dr. Ali Moallim Muuse                                                                                                                                                                                                          33. Abdulle Hassan Nuurow

34. Avv. Zakariya Abdullahi Gacal.

35. Drs. Zainab Mohamed Hassan (Zainab Sirad)

36. Ahmed Ali Culosow  Dhagaadhere

37. Macallim Ahmed Xalane

38. Dr. Daud Ciid Osman Hilowle

39. Casho Baarxood

40. Mohamed Isak Idow

41. Mohamed Haji Ali.

42. Abukar Haji Iman

43. Guled Omar Bood

44. Abdi Ali

45. Hassan Siyad Togane.

46.Mohamed Abukar.

47.Dayib Mohamud Sheikh.

48.Mohamed Sayid Omar

49.Ahmednur Haji Elmi.

50.Abdulaziz Haji Elmi

51. C/nastex Maxamud Sheikh

52. Abdigani Hassan Allasow (Diikax)

 

Waxaan dhamaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan allaha kasiiyo Marxuum Adan Hillowle Maalin dhamaan eheladiisa, asxaabtiisa iyo qoyskiisa Marxuumkana illaaha haka waraabiyo Janatul Fardowsa….AAMIIN…..AAMIIIN….AMIIN

North America Duhur Media

Muktar Katiitow

COMMENTS
  1. Mr. Obama said:

    Mahdi Max’ed Ali Asir wa ku salaamay sxb.
    INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN ilaah wa ma dhinte allaha u naxariisto Marxuum Adan Hilowle oo gacan ka gardaran ay dishay ….janatul fardowso allaha ka waraabiyo..AAMIIN,,…AAMIIN

  2. INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee marxuum AADAN HILLOWLE MAALIN ANIGA iyo xaaskayga fowsiyo cabdulle osoble iyo caruurteyda iyo dhamaan reer maxamed cali casir tacsi aan la soo koobi karin xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday marxuumka waxaana lee yahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, aamiin waxaa waliba sii dheer waxaa ladilay isaga oo hol samafal ah faraha kula jiro waxaan leenahay janadii farduwso allaha ka waraabiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN AMMINN AAMIIN YAA ALLAH AAMIIN AAMIIN AAMIIN .

  3. Allaha u naxariistee Aden Hilowle Maalin, waxuu ahaa halyey Soomaaliyeed oo runtii muujiyay wadaninimo, iyo baniaadanimo. Waxaan Rabbigeena uga baryayaa in uu jannada fardowsa ka waraabiyo, reerkiisana iyo inta uu ka dhintay, samir iyo iimaan ka siiyo.