April 13, 2015 | Posted by admin

Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale.
44421F86-1D8D-42E7-9E67-9FD22D2940AB_w268_r1

Dawladda Kenya oo ka jawaabeysa weerarkaas ayaa shirikado maaliyadeed iyo shaqsiyaad ku dartay liis argagixiso ama dad ay ku tuhmeyso inay taageeraan al-shabab.

Dadka liiskaasi ku jira waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah mashaa’ikhda Somaliyeed ee ku nool dalka Kenya.

Barnaamijka Martida ayuu sheekha marti inoogu yahay, halka hoose ee qoraalka ka dhageyso:

COMMENTS