October 31, 2014 | Posted by admin

Wasaarada arimaha dibada Dowlada Mareynkanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Burundi,waxaana muwaadiniinta laga codsaday inay ka fogaadaan socdaalka aan muhiimka ahayn ee gudaha Burundi.

Dowlada Mareynkanka ayaa walaac ka muujisay xaalada amaan iyo waliba macquulnimada weeraro ka yimaada Al-shabaab oo ka dhaca dalka Burundi.
Ururka Al-shabaab oo fadhigooda uu yahay Somalia ayaa horay ugu goodiyay inay weerarayan Burundi,iyagoona si gaar ah u beegsan doonaan danaha Mareynkanka ee Mareynkanka.

Dowlada Burundi ayaa aad u adkeysay amaankeeda wixii ka danbeeyay markii weerarkii qasaaraha badnaa uu ka dhacay magaalada Nairobi,waxayna baqdin ka muujisay in weeraro la mid ah Al-shabaab kaga yimaado.

Dhamaan dalalka Ciidamadooda ay ka howlgalaan Soomaalia ayaa feejignaan kaga jira Qatarta Al-shabaab.
– See more at: //risaala.net/articles/22916/Mareynkanka-oo-ka-digay-weeraro-argagaxiso-oo-ka-dhaca-Kampala#sthash.NRNQ8Bol.dpuf

COMMENTS
  1. Phenocal makes strong claims for its proprietary blend of fat burning ingredients, suggesting it can “maximise your fat burning results”. We take a look to see if this fat burner that contains no less than 24 ingredients can really give you quicker and greater fat loss!

  2. zapraszam na swoja strone – ciekawostki z swiata IT 🙂

  3. Magnificent site. A lot of helpful information here. I am sending it to a few buddies ans also sharing in delicious. And certainly, thank you on your effort!

  4. I can not think simply how much of this I did not even have an understanding of. Many thanks for offering this info. Almost certainly to go back in this article to seek out if you have any different content.