October 17, 2017 | Posted by admin

Dowlada Maraykanka oo Xaqeejisay in Qaraxii Zoobe ay Muwaadiniin uga dhinteen.

Hadal qoraal oo ka soo baxa Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad, Sarah Sanders ayey ku sheegtay inay cambaaraynayaan Qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 300 oo qof, Waa sida Lagu sheegay hadalka Ka soobaxay.

Waxa ay sheegtay in ay Ka xunyihiin Falkii ka dhacay Muqdisho, Waxaana ku dhintay dad u badan biri magaydo sida lagu xusay Qoraalka Maraykanka.

Waxaan Cambaaraynaa Falkaas Foosha xun ayaa lagu qeexay Qoraalka Maraykanka.

“Dhinaca kale Waaxda Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Shaaciyay in ay Taageero xoogan ay Siin Doonaan Dowlada Soomaaliya oo dhanka ciidamada ah.

COMMENTS