September 29, 2016 | Posted by admin

Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose, halkaas oo ay sheegeen inay ku beegsadeen xubno ka tirsan ururka al-Shabaab.

Afayeenka aya sheegay in ay jirin ciidamo aan aheen alshabaab oo ay wax yeelo gaarsiiyeen diyaaradaha dagaalka ee maraykanka.

Ciidameenu waxa ay bartil maameed sadeen goobo cayiman marka waxaa dhihi karaa waa howl-gal qor sheesnaa laguna guuleestay sida uu sheegay captain Jeff Davis,

Arinkaan ayaa yihid ka dib duqaymihii shalay Habiin ka hor lagu qaaday meel udhaw Galkacayo in ay sheegeen Maamulka Galmudug in asgar Looga laayay waxaana arinkaasi ka hadalay Madaxwaynaha maamulka galmudug iyo xubna kale oo ka tirsan maamulkaasi.

Maxamed Daacad Muqdisho.

COMMENTS