September 2, 2014 | Posted by admin

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Siiddii) ayaa VOA u sheegay in duqeyni ay ka dhacday meel u dhexeysa deegaanada Dhaay tubaako, Hawaay iyo Saablaale, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday saraakiisha sar-sare ee ururka Alshabab oo uu Axmed Godane ku jiro.

War-baahinta CNN ayaa sheegtay in mareykanku uu qaaday weerarkaasi.

Gudoomiyaha gobolka SAhabeelaha Hoose Cabdulkadir Mohamed Nur Sidii ayaa dhiniciisa VOA u sheegay in duqeyntaasi ay ahayd mid lagu bartilmaameedsaday saraakiisha sar-sare ee ururuka Al-shabaab oo deegaankaasi ku shirayay.

Ilaa iyo hadda lama oga nuuca duqeynta iyo khasaaraha weerarkaasi ka dhashay.

COMMENTS