October 3, 2014 | Posted by admin

9F7303F0-9D04-4F80-861F-896AF592DF57_w268_r1
In ku dhow 3 Malyuun oo Xujey ah ayaa maanta istaagay oo isugu soo uruuray buurta Carafo, halkaasi oo ay ku duceysanayeen kuna dalbanayeen cafis. Dhaqan Guure Warsame oo ka tagtay Minnesota ayaa VOA uga warrantay dareenka xujeyda taagnaa Banka Carafo.

COMMENTS