September 28, 2016 | Posted by admin

Magaalada muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacaya banaanbax balaaran oo looga soo hor jeedo xukunka la sheegay in lagu fuliyay Dhalinyaro soomaaliyeed oo gaaraysa 50 ruux oo lagu xukumay Dalka india.

Banaanbaxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobalka banadir waxaana ka soo qayb gelaya Xubna ka tirsan Maamulka Gobalka banadir,

Sida uu sheegay Duhur media afayeenka gobalka Banaadir Cabdi fitaax cumar xalane waxaa banaanbaxaani uu yahay kii ugu balaarnaa ee Muqdisho ka dhaca.

isu soo baxaan ayaa imaanaya xili qaar ka mid ah gobalada dalka soomaaliya uu ka dhacay banaanbax looga soo hor jeedo Dolwada Wadanka India.

La soco faah faahinta

M/daacad Muqdisho,.

COMMENTS