January 7, 2018 | Posted by admin

Waxaa Magaalada Gaalkacayo Ka soconaya Howla La xariira Sare uqaadita Bilicda iyo La shaqeeynta Maamulka Galmudug.

Dhalinyaro is xil qaamay ayaa Halkaasi Ka wada Howla Kala duwan oo ay Qayb Ka yihiin Nadaafada iyo La shaqeynta Maamulka intabada.

Waxaa Goobaha Ganacsiga ee Galkacayo qaybo Ka mid ah Lagu Xar dhay Calanka Galmudug, iyo sidoo Kale Taleelayaasha Korontada iyo Kan Soolarka ah intabada.

Dhalinyaro Fara badan oo Ka soo jeeda Galkacayo ayaa Mudooyinkaan Halkaasi Ka weday Dib usoo Celinta adeegyada Muhiimka ah ee Galkacayo si aan Loo Dareemin Dhacdooyinkii Kala duwanaa ee Ka dhacay Xarunta Gobalka Mudug ee Galkacayo.

FB_IMG_1515326559257 FB_IMG_1515326544654

COMMENTS