January 7, 2018 | Posted by admin

Waxaan maanta ku faraxsanahay inaan socdaal ku joogo caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ee Garoowe.

Madaxweyne Gaas iyo Shacabka Puntland waan idiin ka mahadcelinaynaa sida wanaagsan ee aad noogu soo dhaweyseen Garoowe.

Waxaan u imid inaan arko xaaladda halkan ka jirta, ayna ugu horreyso inaan Nabadda xoojinno oo ka shaqeyno dib-uheshiisiinta, waxaana jeclahay inaan tago dhawr magaalo oo aan dadka la kulmo cuqaasha, aqoonyahanka, bulshada rayidka ah iyo ardayda Jaamacadaha.

 

COMMENTS