February 7, 2018 | Posted by admin

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo udiray Cabdulqaadir Axmed Yuusuf oo Loo doortay madaxweyne Maxkamada Aduunka ee #ICJ.

Farmaajo ayaa Yiri Xaakim Cabdulqawi waxa uu haystay xirfad fara-badan oo ku saabsan dhanka aqoontam

Cabdulqaawi Waxuu ahaa Xubin ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah tan iyo Febraayo 2009.

Sidoo kale Waxuu soo Noqday Ku xigeenka Madaxa Maxkamada laga bilaabo 6 Feb 2015 ilaa 6 Feb 2018;

Hadda waxaa loo doortay madaxweynaha Maxkamadda Caalamiga ah.

COMMENTS