January 7, 2018 | Posted by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw Gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa si Weyn loogu soo dhaweeyay Gudaha Garoonka Garoowe, Waxaana soo dhaweeynta Ka qayb qaatay Qaybaha Kal duwan ee Bulshada, Madaxweynaha Puntlnad iyo saraakiil ka Tirsan Ciidanka Puntland.

Garoonka Madaxweynaha uu ka degay ayaa Waxaa Xariga Ka jaray Madaxweyne Farmaajo, Waxuuna noqday Qofkii ugu horeeyay ee Ka dega Garoonkaan Cusub.

FB_IMG_1515320770151

COMMENTS