January 11, 2018 | Posted by admin

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Gaaray Deegaanka Carmo oo Si Weyn Loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Waxaa Si Weyn usoo dhaweeyay Shacab Fara badan oo isugu soo Baxay Goob Fagaara ah oo ku yaala Carma.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Ku sii Wajahan Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.

COMMENTS