April 10, 2018 | Posted by admin

Madaxweynaha DFS Iyo Gudomiyihii Hore ee Barlamnka Somaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari Oo Si wadaJir ah Ula Hadlay Warbaahinta.

JAWAARI.” ayaa Sheegay in uu Baalamaanka Dalka uu Ka Hor Sheegi Doono Maalinta Barita ah in Amaanada uu Umada U Haayay uu iska casilay.

Waxaan Leeyahay Shacabka Soomaliyeed oo ee Ku soo Dhibtootay Mudadii Mooshinka in ay Raali ka noqdaan islamarkaana aan Xilka Isaga casilay Sidaas Darteed.

“Waxaan Ka Fikiray in Aysan Beesha Caalamka aysan soo Kala dhax-gelin Xalinta Khilaafka, ayuu Yiri Gudoomiye Jawaari.

” Madaxweyne Farmaajo oo Dhankiisa Hadlay ayaa Sheegay in ay tahay arin Wanaagsan Tanasulka uu sameeyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.

Jawaari Waa nabadoon, Waana Nin oday ah oo u Tanasulay Qaranka, Sidaas Waxaa Sheegay Madaxweyne Farmaajo oo Goor dhaw Shir jaraa’id si Wadajir ah ugu Qabtay asi iyo Jawaari

COMMENTS