September 13, 2014 | Posted by admin

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu dhawaan furmi doono wada-hadallo ay la galayaan Puntland,si loo xaliyo khilaafadka labada dhinaca.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo arrintan ka hadlay waxaa uu si cad u sheegay maamulka Puntland inuu yahay maamul jira, isla markaana ay dowladdu qaddarinayso go’aanka iyo rabitaanka dadka ku nool deegaannada maamulkaas, kaddib markii uu muran ka dhashay maamul ay dowladda Soomaaliya ku lug leedahay oo loo sameynayo gobollada Mudug iyo Galgaduud.

“Dhawaan ayay dowladda federaalka wadahadallo la furi doontaa Puntland, waxaana xal ka gaari doonnaa murankii dhawaan soo dhexgalay maamulka Puntland iyo dowladda dhexe,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

Xasan Sheekh waxaa uu ku ammaanay Puntland horumarka ay gaartay,isagoona si gaar ah u tilmaamay doorashadii madaxweyne ee bilowgii sannadkan ka dhacday Garoowe,balse waxaa uu tilmaamay madaxda Puntland inay ay ka caroodeen maamul u sameynta gobollada dhexe, taasna ay tahay mid ay xaq u leedahay dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in maamul u samaynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ay dowladdu waafajinayso nidaamka federaalka ah iyo dastuurka u yaalla dalka, iyadoo dib-u-eegis ay samaysay dowladda uu ka soo baxay in la sameeyo maamul KMG ah ah.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in ujeeddada loo samaynayo maamul mideeya gobbollada Mudug iyo Galgaduud aanu ahayn in la carqaladeeyo ama la kala qeybiyo Puntland, balse ay dowladdu doonayso in dalka ay ka dhaqan geliso dastuurka, oo nidaamka federaalka ah la gaarsiiyo gobollada oo dhan.

Wuxuu sheegay in dhowaan wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan qaar ka tirsan madaxda dalka ay dowladda u diri doonto Puntland, kuwaas oo kala xaajoon doono arrintaas.

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ka soo baxay waxaa uu ku soo aadaya xilli dhawaan afhayeenka Puntland uu sheegay muddo soddon cisho ah inay u qabteen wada-hadalka dowladda Soomaaliya ay la galayaan.

COMMENTS
  1. This was 1st purchase, seller was very kind and helpful! Great shoe!!

  2. When I originally commented I clicked the -Notify me when new comments are added- checkbox and now each and every time a comment is added I get 4 emails using the exact same comment. Is there any way it is possible to eliminate me from that service? Thanks!
    [url=//www.modelexpo-online.com/airjordans.asp?key=cheap-youth-jordan-shoes-245]cheap youth jordan shoes[/url]

  3. hermes birkin replica in los angeles replica hermes clic clac gold zrvycyxdw

  4. seo said:

    Hello Web Admin, I noticed that your On-Page SEO is is missing a few factors, for one you do not use all three H tags in your post, also I notice that you are not using bold or italics properly in your SEO optimization. On-Page SEO means more now than ever since the new Google update: Panda. No longer are backlinks and simply pinging or sending out a RSS feed the key to getting Google PageRank or Alexa Rankings, You now NEED On-Page SEO. So what is good On-Page SEO?First your keyword must appear in the title.Then it must appear in the URL.You have to optimize your keyword and make sure that it has a nice keyword density of 3-5% in your article with relevant LSI (Latent Semantic Indexing). Then you should spread all H1,H2,H3 tags in your article.Your Keyword should appear in your first paragraph and in the last sentence of the page. You should have relevant usage of Bold and italics of your keyword.There should be one internal link to a page on your blog and you should have one image with an alt tag that has your keyword….wait there’s even more Now what if i told you there was a simple WordPress plugin that does all the On-Page SEO, and automatically for you? That’s right AUTOMATICALLY, just watch this 4minute video for more information at. Seo Plugin