January 8, 2018 | Posted by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland, Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Si Rasmi ah u Daah-furay garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe.

Waxaa Ka qayb galay Xaflada Furitaanka Madax kala duwan uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweyne Gaas, dad ajaanib ah, Xildhibaano Wasiiro iyo dad kala duwan.

Puntland Waxay sheegtay in Garoonka Garoowe uu yahay mid Caalami ah Diyaaradaha Waa weyna ay ka soo degi Karaan.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

Garoowe-1132x670

COMMENTS