December 29, 2014 | Posted by admin

0DC285FC-917A-48C4-8AEE-A434C0724E09_w268_r1_cx0_cy16_cw0
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Masar oo kulamo kula qaadanayo madaxda Masaarida iyo kuwa Jaamacadda Carabta.

Ujeedada ugu weyn ee booqashada Madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu Masaarida kala hadlo soo celinta xiriirka xoogga badnaa ee Somalia iyo Masar u dhexeeyey, iyo in Xoghayaha Jaamacadda Carabta uu kala hadlo lacago uu ururku u ballan qaaday Somalia

COMMENTS