February 9, 2018 | Posted by admin

Madaxweynaha Galmudug Axmad Ducaalle geelle xaaf ayaa Hooygiisa Muqdisho maanta oo jimco ah ku qaabilay qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada.

Xaaf ayaa Kala Hadlay Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Horumarka Dalka iyo Sidii Looga Wada Qayb qaadan Lahaa.

Sidoo Kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sidoo Kale Ka Dalbaday Xubnaha Maamul Gobaleedyada Dalka in La sii Kordhiyo Taageerada Galmudug.

Sidoo kale Shirkaan Waxaa Lagu Saaray Diirada Sidii Loo Kor dhin lahaa Dhismaha Dekeda Weyn ee Hobyo.

Shirkaan ayaa yimid xili Magaalada Muqdisho ay Ku wada Sugan yihiin Xubna Maamul Gobaleedyada Dalka.

COMMENTS