October 17, 2017 | Posted by admin

Madaxweyne galmudug Ahmed Du,aale geele (xaaf) oo ah Milkiilaha diyaarada (DAALO AIRLINES )waxuuna u deeqay si free ah inee ugu qaado dadkii ku dhaawacmay qaraxii soobe dhawaan ka dhacay.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa amar ku bixiyay in Diyaaradu ay si Lacag la.aan ah ay Ku qaadi doonto Dhaawacyada Dadkii Ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe.

Waxa uu sheegay Madaxwayne Xaaf in Daawooyin uu ka keenay wadamada ka ah jabuuti kenya saudi arabia.

Madaxweyne Xaaf Waxa uu sheegay in Qaraxii Ka dhacay Muqdisho uu ahaa Mid saamewn Badan ugaystay Shacabka soomaaliyeed, Taasina loo baahan yahay In si Deg Deg ah Looga Jawaabo.

Waa Madaxwaynihii Ugu Horeeyay oo ka mid ah Maamul Gobaleedyada oo Diyaarad u amray in lagu qaado Dhaawacyada Yaala isbitaalada Muqdisho.

COMMENTS