July 27, 2017 | Posted by admin

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa
cafis madaxweyne u fidiyey ku dhawaad 490
maxbuus oo ka sooo jeeda gobolada Waqooyi
galbeed iyo Togdheer.
Cafiskan madaxeynaha ayaa lagu sababeeyey in
ay maxaabiistani fulisay shuruudii lagu cafin
lahaa oo aan la garayn waxa looga jeedo
odhaahdaa.
Sharaakiisha xabsiyadda iyo bahada garsoorka
ayaa Werbaahinta u xaqiijiyey in maxaabiistani
qaarkood u xidhnaayeen fal argagixiso, balse ay
isku hayb yihiin madaxwyne Siilaanyo, sidan oo
kalana marar badan ayay dhacday.
Waxaa buux dhaafiyey xabsiyadda kale ee
gobolada Sool iyo Awdal, maxaabiis ay dhaaftay
muddadii la xakumay balse aan wali cidi sii dayn

COMMENTS