October 8, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Goor dhaw ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo.

Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Gaas Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Kismaayo waxaana soo dhaweeyay Madaxwayaha Jubbaland Axmed Madoobe, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, K/galbeed Shariif Xasan, iyo Xubna kale.

Gaas ayaa ka dib dhacay shirka oo Maanta lagu weday in uu ka Furmo Magaalada Kismaayo waxaana Goor dhaw Furmaya Shirka ay Gogosha Kismaayo dhigeen Maamulka Jubbaland.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS