May 17, 2017 | Posted by admin

Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu Gaaro Magaalooyinka Jowhar iyo Beledwayne Mid kood.

Safarka Madaxwaynaha oo aan Xog ahaan u helnay ayaa sheegaya in Madaxwaynuhu uu Safar gaaban ku Tegi doono Magaalooyinka Jowhar iyo Beledwayne.

Lama oga Safarka Madaxwaynaha waxyaabaha uu quseeyo Hasa ahaatee waxuu safarkaan imaanaya xili khilaaf xoogan uu ka dhax jiro Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabeelle.

Wax qaban qaaba ah lagama Dareemayo Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

COMMENTS