May 29, 2017 | Posted by admin

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Mmaxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa magacaabay  Taliye Ku Xigeenka 1-aad ee Nabad sugida Qaranka Iyo Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Nabad Sugida.

Taliye ku-xigeenka koobaad ee Hay’adda Nabad Sugida ayaa loo magacaabay Janaraal Cabdalla Cabdalla, halka Taliye ku-xigeenka Labaad ee Nabad Sugida  loo magaaabay Jamaal Oo Katirsanaa Safaarada Soomaalia Ee Turkiga, islamarkaana ku sugnaa dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay magaalada Muqisho.

COMMENTS