October 12, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Jamhuuriyada soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Shacabka soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 63 sano guuradii Ka soo Wareegtay Markii la Taagay Calankeena.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhigay Bartiisa Twettir-ka Hambalyo Kooban oo ku aadan aas aaska calankeena soomaaliyeed.

COMMENTS