April 16, 2017 | Posted by admin

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta
qaaradda Afrika ayaa
lagu wadaa in maalinta bari ah uu
yimaado caasimadda Soomaaliya ee
Muqdisho, isagoo kullamo la qaadan
doono masuulliyiin kala duwan.

Masuulkaan ugu Sareeya Xariirka Kubada Cagta ee africa ee loo yaqaano CAF oo Casuumaad ka Helay Gudoomiyaha Xariirka Kubada Cagta Soomaaliya Cabdi Qani saciid carab.

Sidoo kale waxa uu la kulmi doonaa Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo.

COMMENTS