October 7, 2016 | Posted by admin

Madaxwaynaha soomaaliya xasan shiikh Maxamuud ayaa si deg deg ah uga hadlay dagaalada ka socda Magaalada Galkacayo ee gobalka Mudug.

Madaxwayne Xasan ayaa bartiisa TWITTER ku soo qoray  Waxaan ku baaqayaa in degdeg loo joojiyo dagaalka galkacayo ka socda.

Soomaaliya uma baahna colaad kale iyo dhiig micno la’aan loo daadiyo waxaana ugu baaqeenaa dhinacyada Dagaalku udhaxeeyo in ay si shuruud la’aan ah loo joojiyo Dagaalada.

madaxwaynaha

 

COMMENTS