October 22, 2016 | Posted by admin

Madaxwaynaha dowlada soomaaliya xasan shiikh ayaa la sheegayaa in uu maanta ku wajahan yahay Magaalada Jowhar ee gobalka sh/dhaxe si uu uga qayb galo caleema saarka Madaxda Cusub ee Hirshabelle.

Amaanka Magaalada Jowhar ayaa si wayn loo adkeeyay gaar ahaan Halka Caleema Saarku uu ka dhacayo waxaana la dhigay Ciidamo aad ufara badan.

Madax kala duwan ayaana maanta halkaasi ku wajahan sida ay inoo sheegeen masuuliyiinta Maamulka Gobalka shabeelaha dhaxe oo aan La xariienay.

Maxamed daacad Muqdisho.

COMMENTS