October 22, 2016 | Posted by admin

Magaalada Jowhar waxaa ka soconaysa Caleema saarka Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeele waxaana Hada halkaasi ku sugan madax kala duwan waxaana  ka mid ah madaxwaynaha dowlada soomaaliya xasan shiikh Maxamuud iyo madax kale.

Munaasabada oo hada socota waxaa Hadal ka jeedinaya Madaxwaynaha soomaaliya xasan shiikh maxamuud waxaana Halkasi Ku sugan Madaxwaynaha Galmudug Konfur galbeed iyo Madaxwayne Ku xigeen Jubaland.

Amaanka Magaalada Jowhar ayaana si wayn loo adkeeyay Maanta.

COMMENTS