December 3, 2017 | Posted by admin

Madaxweynaha Wadanka Jabuuti Mudane  Ismaaciil Cumar Geelle ayaaa qasriga madaxtooyada Wadanka Jabuuti ku qaabilay wafdiga ka kala socda Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta heshiis ku gaaray Jabuuti.

Madaxwayne Cismaaciil Cumaray Gelle ayaa Amaan usoo jeediyay madaxda Labada dhinac isagoo ku ammaanay sida ay uga go’antahay in lawadashaqeeyo.

” Waxuu sheegay in ay gaareen Tilaabo Muhiim ah oo ubaahan garab istaag, islamarkaana Shacabka Labada dhinac ay ku Farxi Doonaan.

Arintaan ayaa timid Ka dib Heshiis Caalami ah oo Maanta Dhax-maray Madaxda Galmudug iyo Ahlusun Waljameeca oo Muddo Khilaaf udhaxeeyay.

Maxa.ed daacad Muqdisho.

Mxuseen973@gmail.com

COMMENTS