January 11, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Galmudug.

Xilka Gudoomiyaha Waxaa Loo magacaabay Abuukate Yaxye Shiikh Cali waxaana Loo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Galmudug.

magacaabis

COMMENTS